qorilugudnews24.com
Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Guddi Isku Dubaridi Doonta Dhaqaalaha Lagu Taakuleynaayo Walaalaha Reer Beledweyne Ee Ay Dhibaatadu Ka Soo Gaadhey Fatahaada Biyaha Webiga Shabeelle.
November 6, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Somaliland Ayaa Markii Ugu Horeysey Ku Dhawaaqday Guddi Farsamo Oo Isku Dubaridi Doonta Dhaqaalaha Lagu Taakuleynaayo Walaalaha Reer Beledweyne Ee Ay Dhibaatadu Ka Soo Gaadhey Fatahaada Biyaha Webiga Shabeelle.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News