qorilugudnews24.com
Taliyaha Saldhigga 3aad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Gobolka Sanaag G/Sare Faysal Cabdi Bootaan Oo Sheegay In Aanay Ciidanka Is-Gafidoonin Cid Kasta Oo Lidi Ku Ah Nabadda Ceel-Afweyn
November 6, 2019 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Taliyaha Saldhigga 3aad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Gobolka Sanaag G/Sare Faysal Cabdi Bootaan Ayaa Sheegay In Aanay Ciidanka Is-Gafidoonin Cid Kasta Oo Lidi Ku Ah Nabadda Deegaanada Degmada Ceel-Afweyn, Isaga Oo Si Weyn Ula Dardaaramay Guud Ahaan Bulshada Ku Dhaqan Deegaanadaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News