qorilugudnews24.com
Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Lagu Eedeeyey In Uu Fidno Ka Wado Gobolka Awdal.
November 6, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Maareeyihii Hore Ee Hay’adda Waddooyinka Somaliland Mr. Cismaan Sheekh Cabdi Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Hargeysa Ayaa Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Ee Somaliland Md. Maxamuud Xasan Sacad Ku Eedeeyey In Uu Fidno Ka Wado Gobolka Awdal.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News