qorilugudnews24.com
Xildhibaan Bukhaari Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Fidno Abuurka Ahaa Ee Shalay Ka Soo Yeedhay Dr. Maxamed Cabdi Gaboose.
November 6, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Saleebaan Cawed Bukhaari Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland Ayaa Maanta Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Fidno Abuurka Ahaa Ee Shalay Ka Soo Yeedhay Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Kaas U Muuqdey In Ahaa Mid Oo Lagu Kicinayey Qaar Ka Mid Ah Beelaha Reer Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News