qorilugudnews24.com
Guddoomiye Ku-Xigeenka Gobolka Saraar Oo Ka Hadlay Roobab Mahiigaan Ahaa Oo Maalmihii U Dambeeyey Ka Da’aayey Deegaanada Gobolka Saraar.
November 7, 2019 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Ku-Xigeenka Gobolka Saraar Md. Nuur Qaasin Qodax Ayaa Maanta Ka Hadlay Roobab Mahiigaan Ahaa Oo Maalmihii U Dambeeyey Ka Da’aayey Deegaanada Hoos Yimaada Gobolka Saraar, Waxa Kale Oo Uu Fariin Culus U Diray Dadka Ku Dhaqan Deegaamadaasi, Isaga Oo Uga Digey Meelaha Godan Ee Biyo-Mareenada Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News