qorilugudnews24.com
Mamulka Degmada Berbera Oo Weli La Tacaalaya Fatahaada Biyaha Dooxyada, Kuwaas Oo Khatar Ba’an Ku Hayaya Dadka Ku Dhaqan Magaaladaasi Berbera.
November 7, 2019 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Mamulka Degmada Berbera Ayaa Weli La Tacaalaya Fatahaada Biyaha Dooxyada, Kuwaas Oo Khatar Ba’an Ku Hayaya Dadka Ku Dhaqan Magaaladaasi Berbera, Kaddib Markii Ay Dhawaan Halkaasi Ka Da’een Roobab Mahiigaan Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News