qorilugudnews24.com
Maamulka Jaamacadda New Generation Ee Magaalada Burco Oo Maanta Tababar U Soo Xidhay Qaar Ka Mid Ah Ardayda Wax Ka Barata Jaamacaddaasi.
November 8, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Maamulka Jaamacadda New Generation College Ee Magaalada Burco Ayaa Maanta Tababar Muddo Saddex Cisho Ah Socdey U Soo Xidhay Qaar Ka Mid Ah Ardayda Wax Ka Barata Jaamacaddaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News