qorilugudnews24.com
Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Somaliland S/Guuto Maxamed Aadan Shaqadhi (Daba-Gale) Oo Markii U Horeysey La Hadlay Warbaahinta, Fariin Culusna U Diray Guud Ahaan Bulshada Reer Somaliland.
November 8, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Somaliland S/Guuto Maxamed Aadan Shaqadhi (Daba-Gale) Ayaa Markii U Horeysey La Hadlay Warbaahinta Kala Duwan Ee Dalka, Isaga Oo Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Uga Mahadceliyey Xilka Culus Ee Uu U Magacaabay, Taliye Daba-Gale Ayaa Sidoo Kalena Fariin Culus U Diray Guud Ahaan Bulshada Reer Somaliland, Isaga Oo Ugu Baaqay In Ay Ammaankooda Ilaashadaan, Isla Markaana Ay Si Wanaagsan Ula Shaqeeyaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News