qorilugudnews24.com
Golaha Wakiilada Ee Somaliland Oo Maanta Kulan La Qaatay Guddida Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland.
November 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Golaha Wakiilada Ee Somaliland Ayaa Maanta Kulankii U Horeeyey La Qaatay Guddida Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, Kulaankaas Oo Aanu Ka Soo Xaadirin Sidii Caadada U Ahaan Jirtey Xubintii Meteleysey Xisbi-Beeleedka Xasarada Badan Ee Waddani.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News