qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Annagu Somaliland Kama Socono Ee Waxa Aanu Nahay Garxejis, (Sidaa Waxa Yidhi Koox Ka Qayb-Gashay Shirkii Ururka ONLF Ee Dalka Ethiopia Oo Aanay Ciddina Ku Casuumin).
November 10, 2019 - Written by qoriadmin

Kuvahaun tulos haulle onlf

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shirweynihii Ururka ONLF Oo Beryahanba Ka Soconayey Magaalada Godey Ee Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia Ayaa Waxa Ka Qayb-Galay Koox Ka Socotey Qaar Ka Mid Ah Deegaanada Somaliland, Kuwaas Oo Sheegay In Aanay Ka Socon Somaliland Balse Ay Iyagu Metelaan Beesha Garxejis Oo Keliya, Arrintaas Oo Ay Dad Badani Su’aallo Iska Weydiinayaan, Isla Markaana Aan La Garanaynin Waxa Kooxdan Uga Shan Iyo Toban Ah Ka Qayb-Galka Shir Ay Qabsatay Koox Isku Reer Ah Oo Weliba Deegaankoodi Ku Shiraysa???.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News