qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Shaqada Uu Qabto Xafiiska Jamhuuriyadda Somaliland Ee Dalka Sweden.
November 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Warbixin Ku Saabsan Shaqada Uu Qabto Xafiiska Jamhuuriyadda Somaliland Ee Magaalada Stockholm Ee Caasimadda Dalka Sweden, Xafiiskaas Oo Qabta Shaqo La Mid Ah Ta Ay Qabtaan Safaaraddaha Kale Ee Beesha Caalamka Ee Waddankaasi Ku Yaalla.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News