qorilugudnews24.com
Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Somaliland S/Guuto Maxamed Saqadhi Maxamuud (Daba-Gale) Oo Maanta Xilkii La Wareegey, Fariin Culusna U Diray Guud Ahaanba Shacabka Somaliland.
November 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Somaliland S/Guuto Maxamed Saqadhi Maxamuud (Daba-Gale) Ayaa Maanta Si Rasmi Ah Xilkii Ula Wareegey, Isaga Oo Fariin Culus U Diray Guud Ahaanba Shacabka Somaliland, Iyada Oo Munaasibaddaas Xil Wareejintana Ay Goob-Joog Ka Ahaayeen Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News