qorilugudnews24.com
Qof Taariikh Xun Oo Nidaamkii Dawladnimo Uga Faa’iideystey In Uu Fooqyo Ku Dhisto, Maanta In Uu Hadlo Waa Ku Ceeb” Wasiir Cabdillaahi Abokor”.
November 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Ee Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Jawaab Adag Siiyey Siyaasiyiin Hore U Fashilmay Oo Ay Isku Deegaan Yihiin, Wuxuuna Yidhi, ”Qof Taariikh Xun Oo Nidaamkii Dawladnimo Uga Faa’iideystey In Uu Fooqyo Ku Dhisto, In Uu Maanta Hadlo Waa Ku Ceeb”, Siyaasiyiintan Ayaa Ka Mid Ah, Siyaasiyiin Maalin Walba Gidaarada Ka Qayliya Sida Tukaha Iyo Hilibleyaasha, Kuwaas Oo Ku Caan Baxay Dhaqankii Jirinimada Iyo Garanleyda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News