qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Munaasibad Casho-Sharaf Ahayd Oo Lagu Maamuusayey Safiir Ku-Xigeenka Cusub Ee Safaaradda Somaliland Ee Dalka Ethiopia Amb. Barkhad Maxamuud Kaariye.
November 14, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Munaaasibad Casho-Sharaf Ahayd Oo Lagu Maamuusayey Safiir Ku-Xigeenka Cusub Ee Safaaradda Somaliland Ee Dalka Ethiopia Amb. Barkhad Maxamuud Kaariye, Munaasibaddaas Oo Kulmisay In Badan Oo Ka Mid Ah Haldoorka Kala Duwan Ee Reer Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News