qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Iyo Bulshada Gobolka Awdal Oo Maanta Si Wada Jir Ah U Soo Afjaray Jabhad Dhawaan Lagaga Dhawaaqay Bariga Gobolka Awdal.
November 14, 2019 - Written by qoriadmin

Boorame-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Iyo Bulshada Gobolka Awdal Ayaa Maanta Si Wada Jir Ah U Soo Afjaray Jabhad Dhawaan Lagaga Dhawaaqay Deegaanka Degmada Dila Ee Bariga Gobolka Awdal, Jabhaddaas Oo Sheegtay In Ay Bedeshey Mowqifkeedii Hore Kana Tanaasushey, Isla Markaana Ay Si Buuxda U Qaadatay Nabad.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News