qorilugudnews24.com
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici Oo Maanta Safar Shaqo Ku Tegey Magaalada Boorame Ee Xarunta Gobolka Awdal Iyo Ujeedada Safarkiisa.
November 14, 2019 - Written by qoriadmin

Boorame-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Ayaa Maanta Safar Shaqo Ku Tegey Magaalada Boorame Ee Xarunta Gobolka Awdal Iyo Ujeedada Safarkiisa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News