qorilugudnews24.com
Muj. Maxamuud Ducaale Saleebaan Tallaabo Oo Runta U Sheegay Reer Boorame Iyo Dadka Jabhaddeynta U Riyaaqaya,” Xamar Haddii Aynu Tagno Walaahay Isaaq Ayuun Baa Madax Ka Noqonaya”.
November 14, 2019 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Muj. Maxamuud Ducaale Saleebaan (Tallaabo) Ayaa Runta U Sheegay Reer Boorame Iyo Dadka Jabhaddeynta U Riyaaqaya,” Xamar Haddii Aynu Tagno Reer Booramow Walaahay Isaaq Ayuun Baa Madax Ka Noqonaya”, Idinkana Wasiirkii Keli Ahaa Ayaa Idin Sugaya Ee Cagaha Dhulka Dhigta Halkan Ayuun Baad Wax Ku Tihiine”.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News