qorilugudnews24.com
Abwaan Cali Duul-Duul Oo Hambalyo U Diray Xubnaha Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Kabahana La Dulmaray Labada Xisbi-Beeleed Ee Ucid Iyo Waddani.
November 15, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Abwaan Cali Ismaacil Carab (Cali Duul-Duul), Oo Maanta La Hadlay Warbaahinta Ayaa Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Xubnaha Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Waxa Kale Oo Uu Kabaha La Dulmaray Labada Xisbi-Beeleed Ee Ucid Iyo Waddani, Isaga Oo Ku Eedeeyey In Ay Jilayaan Riwaayad Khiyaali Ah Oo Mar Hore La Daawaday, Isla Markaana Ay Faraha Kula Jiraan Wixii Foosha Xumaa Ee Hore Dureyga Looga Qaaday.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News