qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Ee Somaliland Oo Maanta Xadhigga Ka Jaray Ceel-Biyood Laga Hirgeliyey Degmada Xariirad Ee Gobolka Awdal.
November 15, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Ee Somaliland Md. Saleebaan Cali Koore Ayaa Maanta Xadhigga Ka Jaray Ceel-Biyood Laga Hirgeliyey Degmada Xariirad Ee Gobolka Awdal, Ceelkaas Oo Ay Hirgelisey Hay’adda Save The Children.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News