qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Cabdirashiid Riyo-Raac Isma Casilayo, Haddii Ay Somaliland Ku Kala Tegeyso Iyo Haddii Kaleba,”Boqorka Geeska Afrika Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow”.
November 19, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Boqorka Geeska Afrika Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow Ayaa Maanta Si Adag Uga Hadlay Murananada Madhaleyska Ah Ee Ay Maalin Walba Warbaahinta La Taagan Yihiin Hoggaanka Iyo Madax-Dhaqameedka Labada Xisbi-Beeleed Ee Waddani Iyo Ucid, Kuwaas Oo Shaqo Ka Dhigtay Murano Joogto Ah Iyo Qabyaalad Qaawan Oo Warbaahinta Lala Soo Horfadhiisto, Isla Markaana Bar-Tilmaaneed Ka Dhigtay Cid Gaar Ah, Waxaanu Boqorku Ugu Bushaareeyey Labadaas Xisbi-Beeleed Iyo Taageerayaashoodaba, In Aanu Marnaba Is-Casili Doonin Mr. Cabdirashiid Riyo-Raac, Haddii Ay Somaliland Ku Kala Tegi Lahayd Iyo Haddii Ay Wada Joogi Lahaydba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News