qorilugudnews24.com
Ciidamada Ammaanka Ee Dalka Ingiriiska Oo Ku Guuleystey In Ay Khaarajiyaan Nin Ku Hubaysnaa Amley, Kaas Oo Dad Rayid Ah Ku Weeraray Magaalada London.
November 30, 2019 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Ciidamada Ammaanka Ee Dalka Ingiriiska Ayaa Maanta Ku Guuleystey In Ay Toogtaan Nin Ku Hubaysnaa Amley, Kaas Oo Dad Rayid Ah Ku Weeraray Magaalada London, Dadkaas Oo Uu Soo Gaadhsiiyey Dhaawacyo Halis Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News