qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Cusub Ee Guddida Komishanka Doorashooyinka Somaliland Eng. Cabdirashiid Maxamuud Cali Wacays (Ina Riyo-Raac).
November 30, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Eng. Cabdirashiid Maxamuud Cali Wacays (Ina Riyo-Raac), Ayaa Maanta Loo Doortay In Uu Noqdo Guddoomiyaha Cusub Ee Guddida Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Arrintaas Oo Imanaysa Kaddib, Maana Oo Codeeyey, Laguna Doortay Cod Aqlabiyad Ah, Arrintaasina Waxay Quus U Tahay Qaaqleyaashii Iyo Kooxihii Fadhi Ku Dirirka Ee Hore Ugu Fashilmay Garoomada Siyaasadda.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News