qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Ee Somaliland Md. Saleebaan Cali Koore Oo Maanta Soo Gaadhey Degmada Taariikhiga Ah Ee Taleex.
November 30, 2019 - Written by qoriadmin

Taleex-(QorilugudNews24)-Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Ee Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Ayaa Maanta Soo Gaadhey Degmada Taariikhiga Ah Ee Taleex Ee Xarunta Gobolka Xaysimo, Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Wasiir Koore Iyo Weftigiisaba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News