qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Guddida Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Hadda Doortay Guddoomiye Cusub Iyo Cidda Loo Doortay??.
November 30, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Eng. Cabdirashiid Maxamuud Cali Wacays (Riyo Raac) ayaa Hadda Doortay In Uu Noqdo Guddoomiyaha Cusub Ee Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ee Somaliland, Halka Guddoomiye Ku-Xigeena Loo Doortay Komishaneer Mustafe Daahir , Arrintaas Oo Ay Durba Bulshada Reer Somaliland Si Weyn U Soo Dhaweysey.
La Soco Goor Dhow Warkaas Oo Faah-Faahsan.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News