qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Ee Somaliland Oo Maanta Ka Warbixiyey Arrimo Badan Oo Xaasaasi Ah, Kuwaas Oo Ku Wajahan Siyaasadda Guud Ee Lagu Maamulo Shaqaalaha.
December 1, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Ee Somaliland Md. Farxaan Aadan Haybe Ayaa Maanta Ka Warbixiyey Arrimo Badan Oo Xaasaasi Ah, Kuwaas Oo Ku Wajahanaa Siyaasadda Guud Ee Lagu Maamulo Shaqaalaha Dawladda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News