qorilugudnews24.com
Qaar Ka Mid Ah Dhallinyarada Reer Somaliland Oo Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Guddoomiyaha Cusub Ee Guddida Komishanka Doorashooyinka Somaliland Eng. Cabdirashiid Maxamuud Cali (Ina Riyo-Raac).
December 1, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Dhallinyarada Reer Somaliland Oo Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Guddoomiyaha Cusub Ee Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ee Somaliland Eng. Cabdirashiid Maxamuud Cali Wacays (Ina Riyo-Raac), Kaas Oo Maanta Cod Aqlabiyad Ah Lagu Doortay, Kaddib Kulankii Maanta Ee Ay Xubnaha Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ku Yeesheen Xaruntooda Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News