qorilugudnews24.com
Siyaasi Maxamed Cawl Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal-Carruureed Hore Uga Soo Yeedhay Cali Gurey (Cali Orgac), Kaas Oo Ka Mid Ah Kooxa Loo Yaqaano Qaaqleyaasha Ee Merfeshyada Qaadka Ka Buuqa
December 1, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Siyaasi Maxamed Cawl Cabdulle Ayaa Maanta Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal-Carruureed Hore Uga Soo Yeedhay Cali Maxamed Yuusuf, Cali Gurey, Kuna Magac Dheer (Cali Orgac), Kaas Oo Ka Mid Ah Kooxa Loo Yaqaano Qaaqleyaasha Ee Merfeshyada Qaadka Ka Buuqa Ee Dhadhamo Raaca Ah, Isla Markaana Loo Adeegsado Cayda Iyo Aflagaadadeynta Qaar Ka Mid Ah Beelaha Somaliland Iyo Madaxda Dalka Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News