qorilugudnews24.com
Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali Koore Oo Maanta Taleex Ku Soo Dhaweeyey Ciidamo Aad U Tiro Badan, Kuwaas Oo Ka Soo Goostay Maamul-Goboleedka Puntland.
December 1, 2019 - Written by qoriadmin

Taleex-(QorilugudNews24)-Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-Gelinta Iyo Dhaqanka Ee Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Oo Maalmahanba Safar Shaqo Ku Joogey Deegaanada Degmada Taleex Ee Gobolka Xaysimo, Ayaa Maanta Soo Dhaweeyey Ciidamo Aad U Tiro Badan, Kuwaas Oo Ka Soo Goostay Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News