qorilugudnews24.com
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Ee Somaliland Dr. Cabdirizaq Naakhuude Oo Ka Hadlay Dad Ajaaniib Ah Oo Sifo Sharci Darro Ah Waddanka Uga Ugaadhsanayey.
December 2, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Cabdirizaq Jaamac Nuur (Ina Naakhuude) Ayaa Ka Hadlay Dad Ajaaniib Ah Oo Sifo Sharci Darro Ah Waddanka Uga Ugaadhsanayey, Kuwaas Oo Hadda Dalka Laga Masaafuriyey, Isla Markaana Lagu Ganaaxay Adduun Lacageed Oo Dhan $10,000 USD.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News