qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Shahaado-Sharafyo Ku Maamuusay Xubnaha Guddidii Hore Ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ee Somaliland.
December 2, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Shahaado-Sharafyo Ku Maamuusay Xubnaha Guddidii Hore Ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ee Somaliland Oo Uu Maanta Qaabilay, Kuwaas Oo Dhawaan Xilka Ku Wareejiyey Guddida Cusub Ee La Doortay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News