qorilugudnews24.com
Maxaa Ka Jira In Ay Marwo Faadumo Siciid Ibraahin Ku Biirtay Dhinaca Xukuumadda Somaliland??.
December 2, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wefti Xildhibaano Ah Oo Ka Kala Socdey Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida Ee Somaliland Oo Maanta Ka Dhoofay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeya, Weftigaas Oo Ay Hoggaaminaysey Marwo Faadumo Siiciid Ibraahin, Taas Oo Dhawaan Iska Soo Casishey Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News