qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Xildhibaan Jaamac Jibriil Jaamac Oo Maanta Dhaliilihii Ugu Cuslaa Abid U Jeediyey Maayirka Hawl-Gabka Ah Ee Degmada Ceerigabo.
December 2, 2019 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Jaamac Jibriil Jaamac Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Degmada Ceerigaabo Ayaa Maanta Dhaliilihii Ugu Cuslaa Abid U Jeediyey Maayirka Hawl-Gabka Ah Ee Degmada Ceerigabo Md. Ismaaciil Xaaji Nuur, Kaas Oo Uu Ku Eedeeyey Lunsi Hanti Qaran Iyo In Uu Ka Dambeeyey Bixitaankii Jabhadda Col. Caarre.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News