qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Stockholm Ee Caasimadda Waddanka Sweden.
December 2, 2019 - Written by qoriadmin

Stockholm-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Ayaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Ee Arlanda Airport Ee Magaalada Stockholm Ee Caasimadda Waddankaasi Sweden, Wasiir Hinda Ayaa Safar Shaqo Ku Maraysa Waddamo Badan Oo Ka Mid Ah Qaaradda Yurub.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News