qorilugudnews24.com
Bulshada Ku Dhaqan Bariga Gobolka Sanaag Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Bogaadiyey Magacaabista Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Cadaaladda Ee Somaliland.
December 3, 2019 - Written by qoriadmin

Badhan-(QorilugudNews24)-Bulshada Ku Dhaqan Deegaanada Degmada Badhan Ee Bariga Gobolka Sanaag Ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Ku Bogaadiyey Magacaabista Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Cadaaladda Ee Somaliland Md. Mustafe Godane Cali Bile.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News