qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Dalagii Ugu Badnaa Ee Midhaha Qamandida Oo Ka Soo Go’ay Banka Degmada Tog-Wajaale Iyo Wasiirka Beeraha Ee Somaliland Oo Soo Kormeeray.
December 3, 2019 - Written by qoriadmin

Gebiley-(QorilugudNews24)-Dalagii Ugu Badnaa Ee Midhaha Qamandida Ayaa Ka Soo Go’ay Banka Degmada Tog-Wajaale Ee Gobolka Gebiley Iyo Wasiirka Beeraha Ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Muumin Seed Oo Maanta Soo Kormeeray, Una Kuur-Galay Sida Ay Hawshu U Socoto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News