qorilugudnews24.com
Taliyaha Militeriga Somaliland S/Gaas Nuux Taani Oo Munaasibad Qado-Sharaf Ah Ku Maamuusay Kooxda Kubbadda Cagta Ee Gaashaan Ee Magaalada Laascaanood.
December 3, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Taliyaha Militeriga Somaliland S/Gaas Nuux Ismaaciil Taani Ayaa Maanta Munaasibad Qado-Sharaf Ah Ku Maamuusay Ciyaar-Yahannada Kooxda Kubbadda Cagta Ee Gaashaan, Kooxdaas Oo Ka Dhisan Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool, Kooxdan Oo Dhawaan Tartan Ciyaareed Kaga Qayb-Gashay Magaalada JigJiga Ee Caasimadda Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News