qorilugudnews24.com
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Si Kediso Ah Loogu Arkay Mid Ka Mid Ah Garoomada Kubbadda Cagta Ee Magaalada Hargeysa, Kana Yaabsaday Dhallinyaradii Halkaasi Ku Ciyaareysey.
December 4, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Si Kediso Ah Loogu Arkay Garoon Ka Mid Ah Garoomada Kubbadda Cagta Ee Ku Yaalla Magaalada Hargeysa, Isaga Oo Ka Yaabsaday Dhallinyaradii Halkaasi Ku Ciyaareysey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News