qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Degmada Buuhoodle Oo Sheegay In Ay Ku Raad Joogaan Dad Dembiileyaal Ah Oo Dhawaan Sheegtay In Ay Yihiin Jabhad.
December 5, 2019 - Written by qoriadmin

Buuhoodle-(QorilugudNews24)-Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Fadhigoodu Yahay Degmada Buuhoodle Ayaa Maanta Sheegay In Ay Ku Raad Joogaan Dad Dembiileyaal Ah, Kuwaas Oo Dhawaan Sheegtay In Ay Yihiin Jabhad Ka Hawl-Gasha Deegaamada Gobolka Togdheer, Dadkaas Oo Laga Soo Abaabuley Deegaano Kale Oo Ka Baxsan Deegaanada Hoos Yimaada Gobolka Buuhoodle.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News