qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland Oo Maanta Gacanta Ku Soo Dhigay Doonyo Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumaysanayey Xeebaha Somaliland.
December 5, 2019 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland Ayaa Maanta Gacanta Ku Soo Dhigay Doonyo Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumaysanayey Xeebaha Bari Ee Somaliland, Doonyahaas Oo La Sheegay In Laga Leeyahay Dalka Yemen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News