qorilugudnews24.com
Odayaasha Iskood Isu Magaacabay Ee Madasha La Baxay Oo Dacwad Ka Dhan Golaha Guurtida U Gudbiyey Maxkamadda Sare Ee Somaliland, Arrintaas Oo Ah Wax Lagu Qoslo.
December 5, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Odayaasha Iskood Isu Magaacabay Ee Madasha La Baxay Ayaa Maanta Dacwad Ka Dhan Golaha Guurtida Ee Somaliland U Gudbiyey Maxkamadda Sare Ee Dalka Somaliland, Iyaga Oo Ku Andacoonaya In Aanu Golaha Guurtidu Sharci Ahayn, Waxayse Isweydiintu Tahay, Waa Xaggee Meesha Ay Iyagu Ka Socdaan Iyo Cidda Ay Metelaan Ee Sharciga Siisay??.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News