qorilugudnews24.com
Qisada Dalka Xubinta Ka Ah Gaashaanbuurta NATO Ee Aan Ciidanka Lahayn Iyo Qodobo Kale, (Xogta Dahsoon).
December 5, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wacan Oo Wanaagsan Daawadayaal Waa Mar Kale Iyo Barnaamijkeenii Xogta Dahsoon, Oo Ay Daaha Kaga Qaadayno Natiijada Ka Soo Baxday Baadhitaankii Lagu Hayey Qisadii Awood Ku Takrifalkii Trump Ee Ay Ka Dhalatay Fikrada Casilaadiisu, Iyo Caddaymo Waaweyn Oo La Helay, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News