qorilugudnews24.com
Safaaradda Iyo Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Sweden Oo Munaasibad Casho-Sharaf Ah Ku Maamuusay Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Gaani.
December 5, 2019 - Written by qoriadmin

Stockholm-(QorilugudNews24)-Safaaradda Iyo Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Sweden Ayaa Munaasibad Casho-Sharaf Ah Ku Maamuusay Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Gaani, Wasiirka Oo Maalmahanba Safar Shaqo Ku Joogtey Magaalada Stockholm Ee Dalkaasi Sweden.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News