qorilugudnews24.com
Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland S/Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-Gale) Oo Maanta Safar Shaqo Ku Tegey Magaalada Gebiley Ee Xarunta Gobolka Gebiley.
December 5, 2019 - Written by qoriadmin

Gebiley-(QorilugudNews24)-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland S/Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-Gale) Ayaa Maanta Safar Shaqo Ku Tegey Magaalada Gebiley Ee Xarunta Gobolka Gebiley, Halkaas Oo Uu Kulamo Kula Qaatay Saraakiisha Iyo Ciidamada Booliska Ee Ka Hawl-Gala Talisyada Iyo Saldhiyada Ciidamada Booliska Ee Gobolkaasi Ku Yaal.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News