qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Gaani Oo Maanta Boqasho Ku Tagtay Xarunta Safaaradda Somaliland Ee Dalkaasi Sweden.
December 5, 2019 - Written by qoriadmin

Stockholm-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Oo Maalmahanba Safar Shaqo Ku Joogtey Magaalada Stockholm Ee Dalkaasi Sweden Ayaa Maanta Soo Booqatay Xarunta Safaaradda Somaliland Ee Dalka Sweden, Halkaas Oo Ay Si Diiran Ugu Soo Dhaweeyeen Safiirka Somaliland Iyo Shaqaalaha Ka Hawl-Gala Safaaraddaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News