qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalkaasi Jarmalka Oo Kulan Casho-Sharaf Ah Ku Maamuustay Wasiir Hinda Jaamac Xirsi Gaani.
December 6, 2019 - Written by qoriadmin

Berlin-(QorilugudNews24)-Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalkaasi Jarmalka Ayaa Kulan Casho-Sharaf Ah Ku Maamuustay Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani, Wasiir Hinda Oo Beryahanba Safar-Shaqo Ku Maraysey Dalal Badan Oo Ka Mid Ah Qaaradda Yurub.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News