qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Warbixin Kooban Oo Aanu Daaha Kaga Qaadayno Horumarka Baaxada Leh Ee Uu Ku Tallaabsaday Gobolka Sool, Taas Oo Ay Saldhig U Tahay Nabadda Iyo Xiloonida Gobolkaasi Ka Hana Qaaday.
December 6, 2019 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Warbixin Kooban Oo Aanu Daaha Kaga Qaadayno Horumarka Baaxada Leh Ee Uu Ku Tallaabsaday Gobolka Sool, Gaar Ahaan Magaalada Laascaanood, Taas Oo Ay Saldhig U Tahay Nabadda Iyo Xiloonida Gobolkaasi Ka Hana Qaaday Tan Iyo Intii Ay Xukuumadda Somaliland Gacanta Ku Haysey, Arrintaas Oo Ay Bulshada Gobolkaasi Ku Dhaqanina Aad U Soo Dhaweysey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News