qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-Gelinta Iyo Dhaqanka Ee Somaliland Md. Saleebaan Cali Koore Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Deegaanka Degmada Tukaraq Ee Gobolka Sool.
December 6, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-Gelinta Iyo Dhaqanka Ee Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Oo Beryahanba Safar-Shaqo Ku Maraayey Qaar Ka Mid Ah Gobollada Bariga Ee Somaliland Ayaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Deegaanada Degmada Tukaraq Ee Gobolka Sool.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News