qorilugudnews24.com
Qaar Ka Mid Ah Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer Oo Maanta Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Iyo Kalluumaysiga Ee Somaliland.
December 6, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Iyo Kalluumaysiga Ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Siciid Sulub Maxamed.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News