qorilugudnews24.com
Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Gobolka Sanaag Oo Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Shirkadda Waddaniga Ah Ee Asli Maydi.
December 6, 2019 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Gobolka Sanaag Ayaa Maanta Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Shirkadda Waddaniga Ah Ee Asli Maydi, Kuwaas Oo Qiray Doorka Shariifka Ah Ee Ay Shirkaddaasi Asli Maydi Ku Leedahay Horumarka Kala Duwan Ee Ka Hana Qaaday Deegaanada Gobolkaasi Sanaag.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News