News
-
Shirkadda Daqiiqda Ee Al-Wadaniyah Waxay Idiin Ku Bushaareynaysaa In Ay Idiin Soo Saartay Daqiiqda Loo Isticmaalo Guryaha Iyo Moofooyinka Ee Ha Moogaan.
Berbera-(QorilugudNews24)-Shirkadda Daqiiqda Ee Al-Wadaniyah Ayaa Waxay Idiin Ku Bushaareynaysaa In Ay Idiin Soo Saartay Daqiiqda Loo Isticmaalo Guryaha Iyo Moofooyinka Ee Ha Moogaan, Horena U Gaadh Macmiil.
Isha Ku Hay Warb...
Thursday, March 4, 2021
-
War Deg Deg Ah: Suudaan Oo Sheegtay In Ay Qabsatay Saldhiggii Ugu Weynaa Itoobiya Iyo Ciidanka Masar Oo Ku Soo Biiray Dagaalka.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Suudaan Ayaa Sheegtay In Ay Qabsatay Saldhiggii Ugu Weynaa Itoobiya Ee Deegaanka Barakhad, Kaas Oo Ku Yaalla Duleedka Magaalada Gondar Ee Ismaamulka Amxaarada Iyo Ciidanka Masar Oo Ku Soo Biiray D...
Thursday, March 4, 2021
-
Ku Soo Dhaawaada Muxaadaro Cusub Iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haruun.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhaawaada Muxaadarada Maanta Taas Oo Ah Muxaadaro Cusub Iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haruun.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com...
Thursday, March 4, 2021
-
Suldaan Mawliid Cali Sabayste Oo U Quus Gooyey Maayirka Degmada Boorame Mr. Saleebaan Xasan Xadi.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Suldaan Mawliid Cali Sabayste Oo Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Reer Somaliland Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Maayirka Degmada Boorame Mr. Saleebaan Xasan Xadi, Kaas Oo La Shir Yimi In Ay...
Thursday, March 4, 2021
-
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Ee Somaliland Iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Maanta Soo Gaadhey Jiidaha Hore Ee Deegaanka Tukaraq.
Laascaanood-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Ee Somaliland Md. Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid Iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Somalinad Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Ayaa Maanta Soo Gaadhey Jiidaha Hore E...
Wednesday, March 3, 2021
-
Beelweynta Arab Sheekh Isaxaaq Oo Maanta Casuumad Kulmisay Badiba Labeetanta Iyo Haldoorka Somaliland Ku Maamuustay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa’uud.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Beelweynta Arab Sheekh Isaxaaq Oo Ka Mid Ah Beelaha Ugu Tunka-Weyn Beelaha Reer Somalialnd Ayaa Maanta Casuumad Kulmisay Badiba Labeetanta Iyo Haldoorka Reer Somaliland Ku Maamuustay Suldaanka Guud Ee Be...
Wednesday, March 3, 2021
-
Ku Soo Dhawaada Hees Cusub Oo La Magac-Baxday ”Tusaaluhu Waa Cad Yahay” Iyo Hoballada Geyiga.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Hees Cusub Oo La Magac-Baxday ''Tusaaluhu Waa Cad Yahay'' Iyo Hoballada Geyiga, Faalladuna Waa Idinka Xaggiina Saaxiibayaal.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.Qorilugu...
Wednesday, March 3, 2021
-
Cirro, Haddii Ay Beesha Habar-Jeclo Madaxweyne Ka Dhigto Wuu Noqonayaa Madaxweyne, Waayo Waa Dad Aan Ballanta Jebin” Chief Caaqil Rashiid Jambiir”.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Cirro, Haddii Ay Beesha Habar-Jeclo Madaxweyne Ka Dhigto Wuu Noqonayaa Madaxweyne”, Waayo Waa Dad Aan Ballanta Ka Bixin, Sidaas Waxa Yidhi ''Chief Caaqil Rashiid Jambiir''.
Isha Ku Hay Warbaahint...
Tuesday, March 2, 2021
-
Xisbiga Waddani Oo Maanta Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Sameeyey Musharax Khaalid Cawil-Curyaan, Kaas Oo Ka Soo Jeeda Qoys Caan Ka Ah Magaalada Hargeysa.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ayaa Maanta Xaflad Si Heer-Sare Ah Loo Soo Agaasimey Ku Qaabilay Musharax Khaalid Cawil Jaamac, (Ina Cawil Curyaan), Kaas Oo Ka Soo Jeeda Qos Caan Ka Ah Magaalada Hargeys...
Tuesday, March 2, 2021
-
Midowga Musharaxiinta Ee Dalkaasi Soomaaliya Oo Eedo Culus Ujeediyey Madaxwaynaha Uu Waqtigiisii Dhammaaday Ee Farmaajo Iyo Halka Ay Sartu Ka Qudhantay.
Muqdisho-(QorilugudNews24)-Midowga Musharaxiinta Ee Dalkaasi Soomaaliya Oo Maanta Shir-Jaraa'id Ku Qabtay Magaalada Muqdisho Ayaa Eedo Culus Ujeediyey Madaxwaynaha Uu Waqtigiisii Dhammaaday Ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaa...
Tuesday, March 2, 2021
Next Page »
|
Latest News
|